“Doorashada Wakiilada iyo deegaanku ma dhici doonto 2019 hadii……” Barnaamij gaar ah Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Todobaadkan iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, Minneapolis, Minnesota USA, waxaanu idiinku soo gudbinaynaa barnaamij gaar oo aanu dib ugu eegayno sanadka 2018 wixii Somaliland iyo Maraykanka ka dhacay, sidoo kalena aanu ku qaadaadhignay sanadka 2019 iyo sida uu muhiimad gaar ugu leeyahay Somaliland iyo doorashooyinka u qorshaysan.

 

 

Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)

Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker