Daawo:-C/kariim Sheekh Muuse Qalbidhagax Oo Magaalada Jigjiga Si Aan Caadi ahayn Loogu Soodhaweeyay.

Jig-jiga-(OWN)-C/kariim Sheekh Muuse Qalbidhagax Ayaa Magaalada Jigjiga Si Aan Caadi ahayn Loogu Soodhaweeyay, Qalbi-dhagax Oo Ah Sarkaal Ka Tirsan Ururka Ama Jabhadda ONLF,Ayaa Bulshada Soomaalida Ka Helay Taageero Mug Iyo Miisaan Leh Ka Dib Markii Ay Xukuumadda Soomaaliya Udhiibtay Dawladda Ethiopia, Waxaanu Muuddo Ku Xidhnaa Dalkaasi Waxaana Cafis Kusii Daayay Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Dr Abiy Ahmed……. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker