Abwaan Qiiq Oo Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga

Illaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) oo maalmahan-ba xanuun u jiifay ayaa waxa uu goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdixakiin Cabdillaahi Jibriil (Abwaan Qiiq) waxa ka mid ah abwaaniinta ugu caansan gobolka Awdal, waxaanu door weyn ka qaatay heesaha ay qaadaan kooxda xiddigaha geesku oo uu inta badan sameeyay Abwaanku.

AHN Abwaan Qiiq

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker