Gabadh Ku Nool Magaalo Aan Loo Ogoleyn Haweenka Inay Shaqeeyaan Oo Noqotay Duuliye Diyaaradeed !

Saynab Xasan Cabdulwahaab oo da’deedu tahay 23 jir ayaa waxay go’aansatay in xeerka u yaalay deegaankeeda iyo magaaladeeda ee ku saabsanaa shaqada Dumarka ay jabiso waxaanay Saynab Noqotay Duuliye diyaaradeeda, Saynab ayaa door biday in shaqadeedu ay ka fogaato qoyskeeda iyo qaraabadeeda si aanay wax dhib ahi uga soo gaadhin maadaama oo ay ka hor timid dhaqankoodii.

Saynab ayaa waxay ka hawl gali doontaa mid ka mid ah shirkadaha diyaaradaha ee waaweyn ee dalkaasi Masar, iyadoo ka shaqayn doonta diyaaradaha u kicitima dalalka kala duwan.

Saynab ayaa sidaa waxay ku noqotay Gabadhii ugu horreysay ee si toos u shaqo gasha kana soo jeeda Gobolka Dimyad ee dalkaasi Masar.

Hargeysa-Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker