“Somaliland Lagu Xaman Maayo Magaca Soomaaliyeed Bay Diideysaa Soomaalinnimaaan Ku Faaneynaa ” Madaxweyne Biixi

“Somaliland lagu xaman maayo magaca soomaaliyeed bay diideysaa soomaalinnimaaan ku faaneynaa, islaamkana annagaa ku faaneyna, diintana annagaa u gurmaneyna, wanaag baanu dooneynaa, qofkii shar wadoow waxaanu leenahay sharkaaga naga daa..” Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkan maanta ka yidhi magaalada Ceerigaabo

Halkan Hoose Ka Daawo 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker