“Madaxweyne $ 1.8 Milyan Deyn Ah Ayaa Lagu Leeyahay Mashruuca Dhismaha Jidka Ceerigaabo” Wasiirka Horumarinta Jidadka Somaliland.

Ceerigaabo-(OWN)-Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Obokor ayaa sheegay in Dawladda lagu leeyahay Deyn lacageed oo dhan 1.8 Milyan oo Dollar, taasi oo lagu isticmaalay dhismaha Waddada Ceerigaabo.

Wasiirka ayaa sidaa sheegay  shalay, ka dib markii Madaxweyne Muuse Biixi oo socdaal ku maraya Gobollada Barigu uu kormeer ku tagay qayb ka mid ah Jidka Ceerigaabo oo shaqo ka socoto…...Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker