Salaan Hambalyo Meher Wacan oo Waajahan Qoyska Cusub ee soo biiray Dr Zayid Cabdilaahi taani Iyo Marwadiisa Fardus Maxamed Cali

baarakallaahu laka wabaaraka calayka wa jamaca baynakumaa fii khayrin} “ilaahay ha kuu barakeeyo, adigana korkaaga ha barakeeyo , khayrna ha idinku kulmiyo”.

Dhammaan Qoysaskan Awoowo Cabdi Nuur Warsame  Ayeeyo Sahra Ciise iyo Caruurtooda oo kala ha Fu,aad Cabdi Nuur  iyo xaaskiisa Xasan Cabdi Nuur iyo Xaaskiisa Hooyo Foosiya Cabdi Nuur iyo Caruurteeda  oo kala ha Amaal Axmed Maxamed ,Kayse Muuse Xasan Yaasmiin Muuse Xasan Nimco Muuse Xasan Istaahil Muuse Xasan Raxma Muuse Xasan Basra Cabdi Nuur iyo Caruurteeda Nimco Cabdi Nuur iyo Caruurteeda Khadan Cabdi Nuur iyo Caruurteeda, reer Maxamed Cali iyo Reer Axmed Maxamuud  Cismaan reer Muuse Xasan Abokor dhamaantood waxay halkan salaam Hambalyo Wacan uga dirayaan Dr”Zayid Cabdilaahi taani Iyo Marwadiisa Fardus Maxamed Cali oo meherkoodu ka qabsoomay Huteel Mansoor Ee Magaaladda Hargeysa Waxaaney  Alle uga baryayaan inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker