Daawo:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Wadada Isku Xidha Ceerigaabo Iyo Burco.
Ceel-afweyn-(OWN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidha Ceerigaabo ilaa Burco , waxaana uu madaxweynuhu sheegay in xukuumadiisu ay wax ka qaban doonto baahiyaha waddo la,aanta ee guud ahaan dalka ka jirta….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan