Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Iminka Waxa Uu Gaadhey Magaalada Laascaanood Waxaanu Usii Dhaafay Tuke-raq.

Laas-caanood-(OWN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isagoo intii uu joogay magaalada Laascaanood khudbad u jeediyay qaar kamid ah dadweynaha magaaladaasi.

Muuse Biixi ayaa usii gudbay dhinaca magaalada Tukaraq iyadoo wararkii u dambeeyay ay sheegayaan in uu goordhaweyd halkaasi gaadhay.

Tukaraq ayaa waxaa isku hor fadhiya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Faah-faahinta Goordhaw Kala Soco Oodweyne/News.com

Image may contain: one or more people, people standing, sky, outdoor and natureImage may contain: 9 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, wedding and outdoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker