Daawo:-“Shacabka Dhagaxbuur Dhibaatada Ugu Badan Ayaa Loo Geystay”Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar.

Dhagax-buur-(OWN)-Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar Oo Maalmihii Udanbeeyay Safar Dhinaca Dhulka Ah Ku Marayay Gobolada Iyo Deegaanka Soomaalida Ayaa Waxa Uu Dadwayne Aad Utiro Badan Oo Isugu Soo Baxay Magaalada Dhagax-buur Uu Kala Hadlay Halkaasi, Madaxweyanaha Ayaa Ka Waramay Tacadiyadii Uu Gaystay Maamulkii Hore Ee Ka Arimin Jiray Deegaanka, Waxa Uu Si Gaara Carabka Uu Ugu Adkeeyay In Si Gaara Loo Bartilmaameedsan Jiray Deegaanka Dhagaxbuur,……….Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker