Daawo:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Dood Adag Ka Yeeshay Wax Ka Badalka Xeerka Pilice-ka Somaliland Oo Goluhu Hore U Ansixiyay.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa  Maanta Dood Adag Ka Yeeshay Wax Ka Badalka Xeerka Pilice-ka Somaliland Oo Goluhu Hore U Ansixiyay, Xeerkan Ayaa Waxaa Uu Dhaliyay Buuq, Waxaana Si Wayn Uga Hor Yimi Hay’adaha Udooda Xuquuqda Aadanaha Iyo Sida Oo Kale Kooxaha U Dhaqdhaqaaqa Arimaha Bulshada………………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker