Daawo:-“ Waalahi Weerar Baan Qadayaa Iyo Dagaalo Is Daba Joog Ah…” Taliye Caare Oo Hanjabaadii Ugu Cuslayd Ujeediyay Xukuumadda Muuse Biixi.

Qardho-(OWN)-Korneylkii Hore Uga   goostey ciidanka  Somaliland  ayaa waxaa uu  hanjabaad u soo diray madaxweynaha Somaliland iyo golihiisa wasiirada.

Korneyl Caare ayaa waxaa uu ka war bixiyey weerar uu habeen dhaweyd ku soo qaadey magaalada Ceel Afweyn waxaana uu sheegay in Ujeedkiisu ahaa wasiiro halkaas ku sugan…. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=lM6XUxr1La4

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker