Wargelin Shaqo Qaran
WARGELINย MUHIIM AH
Iyadoo la tixgelinayo codsiga ka imanaya gobolada qaarkood ee ku saabsan dhinaca wakhtiga arji xeraynta, waxa la goโaamiyay in wakhtiga codsiga qabashada barnaamijka lagu daro 6 maalmood oo kale. Kuwaas oo ka bilaabmaya Sabtida 24/11/2018 kuna eeg Khamiista 29/11/2018.
Sidaa darteed, waxa dhalinyarada reer Somaliland lagu boorinayaa inay ka faaโiidaystaan mudada dheeraarka ah ee la siiyey.
Allaah Mahad Leh.
Maxamed Xuseenย Cismaan
Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaranย




