War-Deg Deg Ah:- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadda Iska Casilay Xilkii Uu Hayay.

Burco-(OWN)-Agasimihii guud ee wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud ayaa iminka si rasmi isku casilay .

Agaasimaha ayaa ka mid ahaa waftiga madaxweynaha ee Burco ku sugan .

Sababta uu isku casilay ayaa uu agaasimihu ku sheegay in aanu la shaqeyn kareen xukuumada Muuse Biixi isla markaana uu jiray khilaaf ka dhaxeeyey  madaxtooyada Somaliland.

Masuulkan ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda deeganka Bariga magaalada Burco, waxaana  uu noqonayaa masuulkii labaad ee  iska casila xukuumada muuse Biixi oo jirtay muddo hal sanno ah….

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker