Daawo:- Agaasimahi Guud Ee Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Hadda Ka Hadlay Sababta Uu Isko Casilay Isago Sheegay Inay Dalka Ka Taliyaan Ciil Qabayaal.

Burco-(OWN)-Agaasimihii Wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud  oo maanta ku dhawaaqey  in uu iska casilay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa cadeeyey sababtii ku kaliftey  in uu xilkaas iska casilo.

Agaasimaha ayaa   sheegay in sababta ku kaliftey in uu is casilo ay tahay  nidaamka dawlad nimo ee dalka maanta ka jira oo ah nidaam askari ah  oo aan laheyn dhaqankii iyo hibadii dawlad nimo lagu yaqaaney, isla markaana talada dalka ay gacant ku hayaan Koox uu ku sheegay in ay yahiin Ciil qabayaal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker