Madaxweyne Donald Trump Oo Booqasho Ku Tegay Gobolka California U Dabku Qabsaday

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa booqasho ku tagay gobolka California oo dhawaan uu dab wayni ka kacay kaasi oo sababay dhasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac sidoo kalena ay ku barakeceen kumanaan shacab ah, Warar kale oo soo baxaya ayaaย  sheegaya 1,000 qof oo kale in la laโ€™yahay iyada oo masโ€™uuliyiinta gobolkaasi ay sheegeen tirada dadka dhintay iyo kuwa la laโ€™yahayba ay isbedbeddeli karto.

 

Trump oo khudbad ka jeedinayay magaalada Paradise oo dabku uu kacay ayaa maamulka gobolka ku amaanay shaqada ay qabteen, sidoo aklena waxa uu ku booriyay in ay baadigoob ku sameeyaan dadka la laโ€™ayahay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker