Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Engr. Maxamed Axmed Wacays (Shiine) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa
Hambalyo Iyo Taageero Ku Socota Musharax Engr. Maxamed Axmed Wacays (Shiine) Oo U Sharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa
Waxan Halkan Hambalyo mug iyo miisaan culus uga dirayaa Musharax Engr. Maxamed Axmed Wacays (Shiine) oo ah Musharax u taaganย isla markaasina u tartamaaya Doorashada Golaha Deegaanka ee dhawaanta lagu wado inay dalka ka qabsoonto, gaar ahaan Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa .
Musharax Engr. Maxamed Axmed Wacays (Shiine)i oo kamida Aqoonyahanka Waayo-araga ah ee kasoojeeda Caasimada Hargeysa, Eeย Alle hibada u siiyey karaamada iyo sharafta hogaamiyenimada ah ee loo dhasho isla markaana kamida hantida gaarka ah ee Caasimada Hargeysa.
Musharax Musharax Engr. Maxamed Axmed Wacays (Shiine) oo ku caanaย karaamo shaqsiyadeed iyo hal adayga daacadnimo ku dheehantay ayaa bulshadu aad ugu diiraadeen markii uu soo gaadhay warka sheegaya inuu u taaganyey doorasha soo socota ee Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ,
Guntii iyo gabagabadii waxan maqaalkaygan kusoo af-meerayaa Musharax Engr. Maxamed Axmed Wacays (Shiine) Baahi Weyn bay bulshada reer Caasimadu u qabaan inuu kusoo biiro hogaankooda maamul ee Golaha Deegaanka Degmada Hargeysa waanu ku guulaysanayaa insha alaah hankiisaas iyo himiladiisaas Siyaasadeed ee uu isu soo taagay.
ย ย ย ย Allaa Mahadleh
ย Xasan Dubad Cali
Hargeysa/Somaliland