Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Heshiiska Sadex Geesooka Ah Ee Ay Gaadheen Waddamada Geeska Afrika.
Hargaysda-(OWN)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Ibraahim Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in wax saamayn ah aanay ku yeelanayninย Somalilandย Heshiiska Sadex Geesooka ah ee ay gaadheen Wadamada Geeska Africa……. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan