Daawo:-Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo Sheegtay Inay Xabaal Wadareed Cusub Ka Heshay Gobalka Sanaag.

Hargaysa-(OW)-Agaasimaha Waaxda Baadhista Xasuuqa iyo ka hortagga danbiyada ee Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ayaa sheegay in ay heleenĀ  Xabaal wadareedyo cusub, Xabaal wadareedkan ayuu sheegay in laga helay deegaanka kal Sheekh oo ka tirsan Gobolka Sanaag, Agaasimaha ayaa waxa uu ka warbixiyay tirada dadka ku aasan ee laga helay goobtaasi xabaal wadareedka………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker