Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Hadda Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada, Wasaarad Cusubna Soo Kordhiyay.
Kismaayo-(OWN)-Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiir ku xigeenno, iyadoo qaar kamid ah xubnaha la magacaabay masuuliyiinta wasaaradaha loo kala badalay.
Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ayuu madaxweynuhu magacaabay taasoo ay hore uga mid ahayn wasaaradaha Jubbaland.
Halkan ka aqriso wareegtada kasoo baxday xafiska madaxweynaha Jubbaland.