Daawo:-Maamulka Beerta Libaaxyadda Ee Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Go’aankii Xukuumaddu Kusoo Rogtay Hoteelada Kuna Tilmaamay Nasiib Darro.
Hargaysa-(OWN)-Maamulaha Beerta Libaax yada ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay go,aan shalay ka soo baxay xukuumada Somaliland kaas oo ahaa in aan Hotel aan xaflado lagu qaban Karin ama aan lagu caweyn Karin waxii ka danbeeya 11:50 habeenimo………. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan