Daawo:-“Madaxwaynuhu Hargaysa Miyuu Ku Dabranyahay Haleeya Muu Gaadhine….”Xildhibaan Wali Axmed Xaawo.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Biixi oo muddo sanad ah xilka hayey aanu madaxweynuhu wali gaadhin Duleedka Hargeysa ee Haleeya , bulshaduna ay is weydiineyso in uu madaxweynuhu ku dabran yahay Hargeysa, Xildhibaanka ayaa sida oo kale ka hadlay arimo badan. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker