Daawo:-Guddida Guud Ee Beesha Garxajis Oo Deeq Gaadhsiisay Beelihii Dhawaan Ku Dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool
Laascaanood-(OWN)-Guddida Guud ee beelaha Garxajis ayaa waxaa ay deeqย gaadhsiiyeenย beelihii dhawaan ku dagaalamay Konfurta gobalka Sool waxaanaย ay deeqdani aheyd mid ku filan 200 qoys sida ay Gudidu sheegeen..
Guddida Garxaajisย waxaa deeqdani ka gudoomay isla markaana uga mahad celiyey guddida guud ee Beesha Daarood…. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




