Saddex Qarax Oo Waa Weyn Oo Gilgilay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Moqdisho (OWN):- Qaraxyo waaweyn iyo rasaas is xig xigta ayaa laga maqlay magaaalada Muqdisho iyadoo qaraxa ugu weyn uu ka dhacay dhismaha hotelka Saxafi oo ka soo horjeeda xarunta danbi-baarista CID-da ee KM4 magaalada Muqdisho.