Daawo:- Boqor Buurmadow Oo Ka Hadley Dilkii Dhawaan Ka Dhacay Dararwayne Oo Ka Tirsan Degmada Ceel-afway.

Hargaysa-(OWN)-Boqor Cismaan Buurmadow  oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley dil ka dhacay deeganka Darar Weyne ee degmada Ceel Afweyn .

Boqor Buurmadow ayaa waxaa uu sheegay in sharciga la hor keeni doono gacan ku dhiiglihii dilkaas ka danbeeyey…………… Halakan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker