Waraysi Suldaankii Koowaad ee Beelaha Samaroon Xushaan 50 sannadood horteed oo Sharaxay Sababta Magacii..

Waraysi Suldaankii Koowaad ee Beelaha Samaroon Xushaan 50 sannadood horteed oo Sharaxay Sababta Magacii & Milgahii Saldanadaha Soomaalida Lumiyey.

Hargeysa-Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil ayaa shaaca ka qaaday in milgahii iyo sharaftii madax-dhaqameedku lahaan jiray, la biyo-dhiciyey,

Suldaan Saleebaan Cali oo ah Suldaankii ugu horeeyey ee Beesha Samaroon caleemo-saarto, muddo imika laga joogo 50 sannadood, isla markaana ka mid ah madax-dhaqameedka faro-ku-tirka ah ee beelaha Somaliland ee weli ku suntan dhaqankii iyo asluubtii dhowrsanayd ee lagu yaqaanay salaadiintii hore.

ย Waraysi laanta af soomaaliga BBC kula yeelatay Hargeysa, ย ayuu Suldaan Saleebaan Cali tafaasiil ka bixiyey isbedelada ku yimi magacii iyo milgahii saldanadaha ย iyo sababaha loo aanayn karo.

Halkan ka dhegeyso waraysigaa oo dhamaystiran:

ย 

 

https://www.facebook.com/mohed.sultansuleiman/videos/1977951338979163/

Mohamoud Ali Walaaleye
Tell. 00-252-63-4001235
Freelance Reporter
http://www.funca.info/
Hargeisa- Somaliland

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker