Jahwareerka doorsshadu reebtay iyo aafadii qabyaalada sideebaa looga bixi karaa?

Somaliland maaha Somalia,hargeysina maaha muqdisho,muddo 27sannadood ayay somalilan-tani ku caanno maalaysay nabad iyo badhaadhe ayna  haysan walaalaha koonfureed. Haa.

Muddada iyada ah  waxa ay samaysansyay nidaam iyo system.aabihii somaliland ayaa  ahaa caqliyadii ugu weynayd ee sababta u noqotabsysay Kala dejinta iyo  system u samaynta ama nidaam fiican, iyo dawladnimo ,wadadeeda la qaado .wallow yaan la gaadhinbee .

Wuu geeriyooday cigaal,Isaga oo LA jecelyahay,aduunkiibuu ka baxay isaga oo loo hamuum qabo,  deedna . waxa xaggiisii kasii waday rayaale. Kaas oo ku guulaystay inuu gaadho xadduudaha dalka.

Silaanyaa yimid waxooga horumaruu sameeyey,intii yarayd ee hore , balse qabyaalad iyo aafo dhan ayuu isaguna  reebay jahwareerkii LA galay ilaa eegga waataa laga bixi laayahay.

Ilaa AL aankan jahwareerka iyo mushkilaadka ugu weynina, waa qabyaalad iyo aafadeeda ,iyo WAxa ay doorashadu inagaga tagtay, somalilandtana wax ka maqan majiraan aan ahayn caddaalad iyo sinaan.maanta waa xilli ay tahay in ay ilaahooga ku mahadnaqaan oo ay u shukriyaan balse waxa ka  dhimana ay Dib u eegaan oo ay isku noqdaan.

Haddaba intaad nicmada Ku shukridaan oo ilaahiina usujyudaan, hala saxo qalooca yar ee  jira, runtii soomaaliya iyo koonfur inkastoon nabadooda LA jecelahay dawladnimo kama dhawa waxna mayaalaan ,waa xaqiiqda Haddad doonasaan, somalilanda waxaan urejaynayaa guul iyo in ay madaxdoodu gartaan waxa ka qaloocan..

In ay gartaan .dadka cabanaynaya cabashadooda Dib loo eeggo Mar walibana LA isasaxo, kolay annigu maqaaladaydu WA maqaalo aragtiyo ku dhisan waxayguna qabyaalad maaha in badan dadka emailka iisoo diraa waxa ay ii sheegaan inaan qoro maqaalo wanaagsan oo saliima Marka ay ka akhristaan mareegayaasha ay hadhwanaagna ku jirto way mahadsanyihiin salaam

 

Hamseriraash@hotmail.com

Hamse riiraash.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker