DAAWO: “Xisbiyadda Somaliland Dusha Waa Ka Xisbiyo Laakiin Hoosta Waa Ka Reero….” Axmed Muuse Abyan
Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Axmed Muuse Abyan ayaa warraysi lala yeeshay waxa uu kaga hadlay arrimo xiiso badan, Halkan hoose ka DAAWO




