Xoghayaha fulinta G/Daadmadheedh Oo Ka Warbixiyey Guud Ahaan Xaalada Gobolka

Xoghayaha fulinta G/Daadmadheedh mudane Khadar,maxamed,cabdi oo kawar bixiyey Guud Ahaan Xaalada Gobolka Daadmadheedh.

 

subaxnimadii saaka mar uu warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa waxaanu yidhi sidan  Guud ahaan xaalada G/Daadmadheedh waa nabad galyo  sidaad wada ogtihiinba waxaanu Ku jirnaa kormeer Hadaanu nahay maamulka G/Daadmadheedh   waxaanu kormeeri Doona Tuulooyinka Hoosyimaada  iyo degmooyinka hoosyimaada Gobolka  anagoo ukuurgali doona Dadkayagii  abaartii  soo martay wadanka ay xooluhu kaga baxeen siday ukala jilicsanyihiina waanu eegi doonaa waxaanu lasocon doonaa xaaladooda Hadii alle,ka dhigo waxaanoo Qorshaysan Dawlad ahaan wixii awoodayadaa in aanu laqabno  oo udadaalo  waxaanu   Sida  Runtiiya lama soo koobi karo mashaariicda kasocota G/Daadmadheedh  waxaanu Rajaynaynaa in aanu soo kordhino     insha,allaahu

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker