Ogeysiis:- Xaflada Soo Dhaweynta Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland oo Lagu Qabanayo Magaalada Stockholm Sweden Axada 14-10-2018

Ogeysiis  Ogeysiis  Ogeysiis , Waxaa Maalinta Axada 14-10-2018  Lagu qabanayaa Xaflad lagu soo dhaweynayo Afjayeenka Madaxweynaha Somaliland Mr Maxamuud Jaamac Warsame oo booqasho ku jooga dalka Sweden,

Faahdaahinta Halkan hoose ka akhri:-

Waxaa Maalinta Axada 14-10-2018 shanta galabnimo 17:00 lagu qabanayaa Goobta Kistaträff kulan uu marti inoogu yahay Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mr Maxamuud Jaamac Warsame, Fadlan kasoo qeyb qaado wakhtigana inoo ilaaliya.

 

Wixii faahfaahin intaa dheer kala xidhiidh Gudida Dallada Jaaliyadaha Somaliland Mr Mustafe & Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee magaalada Stockholm Mr Khadar Keli & Ururka qoraaga Mr Nuux,

 

Guul Somaliland,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker