Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xafladii Qalin-jabinta Jaamacadda Admas, Balanqaadna U Sameeyay Ardaydii Maanta Qalin-jabisay
Hargeysa (OWN)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb-galay xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardayda Jaamacadda Admas, Halkan hoose ka DAAWO




