La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaah Haweenka oo shir muhiima isugu yeedhay Haldoorka Haween weynaha Somaliland
La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaah Haweenka Marwo Amaal X Miisaan oo shir muhiima isugu yeedhay Haldoorka Haween weynaha Somaliland, halkan hoose ka daawow arkaas oo dhan.




