DAAWO: “Markii Aan Wasiirka Arrimaha Noqday Kumaan Hoodo Fiicnayn Oo Waa Tii Dagaalo Sokeeye..” Waraysi Xasaasi Ah Oo Lala Yeeshay Guddoomiyaha Golaha Guurtida
Hargeysa (OWN)-Waxa aanu halkan idin soo gudbin waraysi xasaasi ah oo lala yeeshay guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo kaga hadlay arrimo badan oo xiiso badan, Halkan hoose ka DAAWO




