DAAWO: “Xeerka Kufsigu Isaga Oo Sidii Uu Kaga Yimid Faransiis Iyo Maraykanka Ayuu Ku Saxeexay Madaxweynuhu Waxa Aan Xumahay…” Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xeerka Kufsiga Iyo Caydii Wasiir Guri-barwaaqo Ee Hablaha Beesha Ciidagale

Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan golaha guurtida ayaa sheegay in uu go,aan fiican ka filayo guddidii loo saaray wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax waxaanu sheegay in ay yihiin guddi loo xulay eedayn dhaqan oo loo jeediyay wasiirkaasi, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker