DAAWO: “Kornayl Caarre Afar Bilood Ayuu Dhex-joogay Somaliland Oo Uu Haystay Ciidamo Gaar Ah, Markii La Yidhi Aanu Ku Darno Nabadayntii Ceel-afweyn Waxa Diiday Muuse Biixi, Laba Bilood Ayuu Na Diiday In Aanu La Kulano Madaxweynuhu…” Xildhibaan Dheeg Oo Fashiliyay Xogo Badan
Hargeysa (OWN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin Dheeg oo ka tirsan Xildhibaanada Aqalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka warramay xoggo badan oo qarsoon oo ku saabsan jabhadda kornayl iyo kulamo ay xubnaha golaha guurtida ee beesha Garxajis la yeesheen oo ku dhammaaday natiijo la’aan, Halkan hoose ka DAAWO




