Mid Ka Mid Ah Salaadiinta Bariga Hargeysa Oo Ka Hadlay Jabhada Care Ururna ku Dhawaaqay
Mid Ka Mid Ah Salaadiinta Bariga Hargeysa Oo Ka Hadlay Jabhada Care Ururna ku Dhawaaqay, Suldaanka ayaa sheegay in ururkan urur weynaha Garxajis ee SOMO TALIS oo magaciisa la dhaho uu ka shaqeyn doono, halkan hoose ka daawo warkaasoo dhan.




