DAAWO: Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Ka Hadashay Ujeedada Shir Caalami Ah Oo Ay Kaga Qayb-gashay Dalka Maraykaka
Hargeysa (OWN)-Wasiirka wasaaradda deegaanka Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa ka warbixisay ujeedada shir caalami ah oo ay kaga qayb-gashay dalka Maraykanka, Halkan hoose ka DAAWO




