Muuse biixi, talaa seegtey, waxey aheeyd inuu taggo oo uu la hadlo gobolada bariga cabashadooda, iyo caraba

Muse bixi talaa seegtey wale, maxaa ka hor taagan inuu la  hadlo caare, oo aay noqdaan laba qaf oo aaney cidina u dhaxeen.
Anigu waxaan muuse odhanayaa, waar ma dad qudha  oo xisbigaga ah baad dhageeytsaa, yaa kugu yidhi caare maha saaxibkaa, caare waa saaxibkaa waxey aheeyd in aad la hadasho oo wadahadal idinka dhaxeeyo. meey aheen in lagu idhaado  waa cadow.
Ta kale   gobolada bariga sanaad yaa kugu yidhi dadka jooga    kuma jacala, waa been taasina, waa kugu siyaasad xumo in aad dadka cabashadooda, dhagsan weydo oo aad tagi weydo gobolada bariga.
waar kulmiye oo qudha uma tihid madaxweyne, somaliland waad kala qeybiisey, taladeeydaa hadaad raaci weydo sidii qadaafi ku dhacdey ba adna kugu dhaci doonta, tariikhdaa ayaa wax qorta.
waxaa qorey  fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada london woowlich
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
00447383135563

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker