Jaamac Shabeel oo Maanta ay haysato, siduu Ina cabdiqaadir ugu tiiqtiiqsanayey Aleyle waa mudankiisoo madhaxii uu dhigtey weeye,
Jaamac Shabeel oo Maanta ay haysato, siduu Ina cabdiqaadir ugu tiiqtiiqsanayey
Aleyle waa mudankiisoo madhaxii uu dhigtey weeye, Ninba waa maree mus makula
korey, Dulmiye, ama Xisbiga Jeegaantu waa Ninkooda cuna, Ina Cabdi Dheere isna
wuu ku xiga na dhaafa, tuura, oo bahdila wixii Kulmiye ku jira een eegaan ahayn.
Siilaanyo & muuse & Xisbigooda Kulmiye ee Jeegaanta ku abtirsada, ee labada Reer ee H/Jeclo & H/awal ku
bahoobeen agbad kuwada galeen in sidii Boqortooyo Labadaa Reer ska dhaxlaan, oo hadana ku sheega isbi
dimuquraadiya oo cod laysku doorto, waxa markhaatiya sida uu Siilaanyo Muuse ugu boobay ee uuga hiiliyey
Ragii kula tartamay ee Muuse ayaa dhaxalayga leh ku andacoodey ee Ragii kula tartamayey Kulmiye isaga wada
casileen & Xukuumadiiba.
Siilaanyo & Muuse waxay ku heshiiyeen, in Labada Reer ee ay ku abtirsadaan uu Xisbiga Kulmiye & Xukuumadu
ka koobnaato Reeraha kale nagu daba fayla, noo sacabiya, na amaana, hadii kale Eri, Xadhi & caga juglayn &
Xiitaa Xabadba laydunku muuqniyo.
Xisbiga Kulmiye, Kala Dire, Dulmiye, Jindagaagay, waa Halyeygooda cuna, waxaad arkaysaa Nin ku soo tacab
beelay godob u galay, intey jiidjiidaan na dhaaf naga tag ay sida Eeyga tag tag ku yidhaahdaan.
Siilaanyo wuxuu si xun u bahdiley oo uu weliba ciidan jiidjiida u soo direy Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo
weliba dhaawac ka ahaa habarka oo Siilaanyo dartii Dhabarka uuga jabay, ayuu xiitaa naxariis daa hadalkeed
ee kolkii Askarta uu u soo direy ayey jiidjiideysey uu dhoosha ka qoslayeen Kulmiye & Muuse & Siilaanyo kuligood
waar Ninka sidaa halaga daayo aan midna odhan.
Jaamac shabeel kii qosalyey u riyaaqayey ee fadhiiso, Saara & rarayn ku ,mashxaradayey ayuu ahaa, Maantana isagii
ayaa halkii Ina Cabdi qaadir la mariyey, oo weliba isaga Shir ayaa lagaga qaadey, ee isaga Warqad ayaa Warbaahinta
loo soo mariyey.
Sidaas Darteed, kuwa maanta u raxlaynaya Xisbiga Jeegaanta Jindagaagay ee Dulmiye, dariiqaas ayaa u dambeeya
na dhaafa, taga & baxa, kan maamta Inacabdi Dheere hala dhawro Bilo & wakjti halkaa J/Shabeel maray inaad
mari doonto, Waayo, kulmiye kuwa ku faana waa Dimuquraadiyadeed, waa Xisbi Digteytaro ka taliyaan oo weliba
ku abtirsada aba Reer oo jeegaan, bal aamac Shabeel oo udoomiyaha Golaha dhexa ahaa Shirarka waa loo diidaa
Samaale oon Xukuumad & Kulmiye Gudoomiye meelna ka ahayna wuu dhex fadhiyaa had & jeer.
Kolkaa Kulmiye, Kala Dire, Ninkooda cuna ee Jeegaanta mooye cid kale juuq ka odhan karin, ku quusta Reeraha
kale ee H/Awal & /eclo ahayn een Hagbada kulmiye ku jirin, Jaamac Shabeel & Ina Cabdiqaadir halkii lawada
mariyey.
Wabilaahi tawfiiq.
Asha Jama
Ashaa.J@live.nl



