“Guriga Madaxweynuhu Wuxu Ka Mid Yahay Hantida Dawlada” Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud JSL
Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeenta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in maanta ay diwaan galiyeen guriga uu Hargeysa ka degan yahay madaxweyne Muuse Biixi isla markaana uu ka mid yahay hantida dawlada , halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.




