Hambalyo Meher: Boqoradda Aamina Cabdilaahi iyo Boqorka Xasan Maxamed

Dhamaan Hawlwadeenada Bahda Shabakadda Oodweynenews Gaar ahaan Cabdirashiid Jaamac Kaahin  oo Hambalyo Meher u Diraya Boqoradda Aamina Cabdilaahi iyo Boqorka Xasan Maxamed 0o shalay 27/09/18 Meherkoodu Ka Dhacay Maamuus hotel Magaalada Hargeysa, waxaanan  leenahay  noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo.

 

Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker