Ma jiro dal la wadaleeyahay
Muusow: ummadda reer S/L way ogtahay in aanu jirin dal lawada leeyahay, Muusow ma qaldanid ee
hooyada baa nin dashay markaas cid waxba iskaga trinmaysid. waayo waxaad magacawday 75 xil oo
55 xil reerkiina siisay ku dar sarakiisha milatariga ah ee so qalin jebiyey ee boqol 75 reerkiina ah, bal
yay xukumayaan xaafad Hargaysi maqaadaysaa. Mucaaradow kaalaya ilataliya waa qiiq isku qaris ahย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ummada ka jeedi immaatinka Gaaska Puntland ku yimi Badhan kuna soosocdo Erigaabo. Muusow haddiย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย aad wanaagdoon tahay waxaad ka jawaabilahayd baaqii Garxajis ee lacagta qaranka kumaad faraqdeenย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย si aad u burburisid. Gebagebadu waxay tahay dalkan iyo dadkani ILLAH bay leeyihiin oo marunbay
tashan.
ALLA MAHADLEH
Axmed Moxamed Xuri
ahmedhuri@ymail.com



