Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Ninkii Muqdisho Lagu Gubay , Iyo Dilalka Muqdisho ka Dhaca

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd oo ku sugan Magalada Nairobi ee dalka kenya ayaa waxa uu ka hadlay dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay muqdisho.

Waxa uu sheegay in dilalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magalada Muqdisho gaar ahaan dilkii Axmed dowlo oo la dilay kadibna la gubay inuu ahaa mid aad u naxdin leh.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker