DAAWO: “Ciddii Aan Amarkayga Qaadanayn Meesha Wadda Joogi Mayno….” Khilaaf Ka Dhex Qarxay Badhasaabka Sanaag Iyo Madaxda Ciidanka

Ceerigaabo (OWN)-Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa sheegay in aanu aqbalayn in talada gobolka cid kale ka arrimiso waxaanu sheegay in uu isagu wakiil ugu yahay Madaxwaynaha, hadalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sanaag, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker