‘’ Sacad Ali Shire Madaxweyne Farmajo Ma Imankaro Somaliland’’
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Wareysi Uu Siyay Saabtv Waxa Uu Ka Hadley Hadal Kasoo Yeedhay Raisal Wasaraaha Somaliya Hassan Ali Kheyre Sidoo Kale Waxa Uu Wasiirku Ka Hadley IMaatinkii Uu Madaxweyne Abdiwali Cali Gaas Ku Yimid Magalada Badhan.




