Daawo:- Maayirka Magaalada Jigjiga Oo Ka Hadlay Xaaladda Magaalada Iyo Qorshaha Maamulkiisa.

Jigjiga-(OWN)-Dayib Muxumed Jaamac maayirka Magaalada Jigjiga ayaa ka warbixiyay xaaladda magaalada, sida oo kale waxa uu maayirku ka hadlay qorshayaashiisa la xidhiidha horumarinta Magaalada, isaga oo sheegay in ay mudnaanta siinayaan baahiyaha ay qabaan shacabka ku dhaqan Magaalo Madaxda Jigjiga,……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Warbixintan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker