Daawo:- Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Eedaymo Kulul Ujeediyay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Waxba Kama Jiraanna Ku Tilmaamay Cashuuro Uu Soo Saaray Wasiirku.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Tirsan Guddi Hoosaadka Hawlaha Guud Iyo Waddooyinka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Warfidiyeenka La Hadlayay Ayaa Si Adag Uga Hadlay Waxba Kama Jiraanna Ku Tilmaamay Canshuurta Uu Wasiirka Maaliyadda Somaliland Kusoo Rogay Taarikada Cusub Ee Loogu Tala Galay Gaadiidka Somaliland,,…….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker