War Deg-Deg Ah Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo Xidhiidhka u Jaray Dowladda dhexe Ee Fadaraalka Ah [AKHRISO WAR MURTIYEED AY WADA JIR USOO SAAREEN]

Kismaayo-(OWN)-Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya  ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo, iyagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda dhexe.
Hadaba Halkan Hoose  Ka Akhriso war-murtiyeedka shirka.

Faah-faahinta Warkan Kala Soco Oodwayne/News.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker