Daawo YAABKAN: Agaasimaha Madaxtooyada JSL oo Niyad Jab ku riday Ardaydii Jaamacada BURCO ka Qalinjabisay
Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland JSL oo Niyad Jab ku riday Ardaydii Jaamacada BURCO ka Qalinjabisay, kuna dhiiri-geliyey inay ardaydu u tahriibaan dalal kale, halkan hoose ka daawo




