DAAWO: “Wasiirka Caaqilkiisii Ayaa Jabhadda Isku Dhiibay…” Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Si Adag Ugu Jawaabay Wasiirka Ciyaaraha
Hargeysa (OWN)-Jiif Caaqil Cabdillahi Cabdalle Ismaaciil Aadan oo ka mid ah madax-dhaqameed gobolka Sanaag ayaa si adag uga jawaabay hadalo ka soo yeedhay wasiirka wasaarada ciyaaraha Boos Mire Maxamed, Halkan hoose ka DAAWO




